HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir -Khamiis,Feb 28-2013, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

Shirkii maamul u samaynta deegaanada Jubaland oo ka furmay magaalada Kismaayo. Puntland oo eedayn ujeedisay Dawlada Federalka. Ra'isal Wasaare Saacid oo sheegay in la isu furayo wadooyinka gobolada dalka. Dab khasaare geystey oo gubey qayb kamid ah suuqa Xero Dayax ee magaalada Galkacyo, iyo Maamulka Khaatumo oo shir looga hadlayo siyaasada maamulkaasi kuyeelana magaalada Taleex,

(Dhagayso) Siyaasi Cabdiwali Maxamuud Guray oo sheegay in DF ay ku fashilantay in dalka ay doorasho ka samayso 2016
Dhagayso Caawa iyo Daljir Sabti 09 April 2016 Wariye C/naasir Maxamed Cali (Studio Daljir Gaalkacyo)
Beelehee laga soo xuli doonaa saddexda xubnood ee Puntland loogu daray aqalka sare.

?

Shirkii maamul u samaynta deegaanada Jubaland oo ka furmay magaalada Kismaayo.
?
Puntland oo eedayn ujeedisay Dawlada Federalka.
?
Ra’isal Wasaare Saacid oo sheegay in la isu furayo wadooyinka gobolada dalka.
?
Dab khasaare geystey oo gubey qayb kamid ah suuqa Xero Dayax ee magaalada Galkacyo,
?
iyo Maamulka Khaatumo oo shir looga hadlayo siyaasada maamulkaasi kuyeelana ?magaalada Taleex,
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: