HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir Sabti 09 April 2016 Wariye C/naasir Maxamed Cali (Studio Daljir Gaalkacyo)

Gaalkacyo, 09 - April - 2016 - Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo, qodobada ugu waawayn ee barnamijkeena caawa aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah:

(Dhagayso) Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo fariin adag u diray Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland.
Cudurada duumada, shubanka & oofka oo la soo darsay bulshada gobolka Cayn iyada oo lagu jiro xilli roobeed.
(DHAGEYSO) Barnaamijka Caawa & Daljir (Xarunta Gaalkacyo)
Gaalkacyo, 09 – April – 2016 – Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo, qodobada ugu waawayn ee barnamijkeena caawa aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah:
 
Madaxwaynaha dowladda Puntland oo gaaray Muqdisho
 
Qarax loo adeegsaday gaari oo gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawac
 
Xidhibaan Xoosh Jibriil oo sheegay in Hishiiskii Garowe ku tilmaamay mid baalmarsan Dastuurka Dalka
 
Maamulka Koonfur-galbeed oo soo dhaweeyay hishiiskii Garowe
 
Siyaasi Daahir Ciiro oo raaligalin ka bixiyay hadalkii kasoo yeeray Nabadoon Yaasiin Cabdisamad iyo qodobo kale:
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: