Caawa iyo Daljir ,Isniin, April, 2-2013, Cabdi Xasan Rooble ‘Awoowe ‘ (Daljir Garoowe)

\"\"Somaliland oo sheegtay in wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland ay ka furmayaan dalka Turkiga, Bilayska Nugaal oo qabtay dad ku eedaysan inay qayb ka ahaayeen bood dhowaan loo geystey Xawalada Kaah Boosaaso, Shirka dib u habaynta garsoorka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho,maamul cusub oo loo sameeyey Gedo iyo Ahlusuna oo dhaliilay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com