HomeUncategorized

Degmada dhuusamarreeb oo laga billaabay diiwaanglinta hubka ganacsatada iyo Ha’adaha gargaarka

Dhuusamareeb 02 April 2013 Maamulka degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa awaamiir culus ka soo saaray hubka sharci darada ah ee lagu isticmaalo degmaadasi iyagoo diinwaangelin ku bilaabay hubka ganacsiga iyo hay?adaha Samafalka ee ka howlgala deegaanakas

Odayaasha gobolka Gardafuu oo qaylo dhaan kasoo saaray adeegyada bulsho ee gobolka iyo golaha xukuumadda
Madaxweynaha oo sagootiyey ka qaybgalayaasha ciyaaraha Olompicada.
Qaramada Midoobey oo ka hadashay dooni lagu duqeeyey dalka Yemen.

Dhuusamareeb 02 April 2013 Maamulka degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa awaamiir culus ka soo saaray hubka sharci darada ah ee lagu isticmaalo degmaadasi iyagoo diinwaangelin ku bilaabay? hubka ganacsiga iyo hay?adaha Samafalka ee ka howlgala deegaanakas

Madaxa amniga iyo siyaasada ee degmada Dhuusamareeb Farxaan Macalin Cali ayaa warbaahinta u sheegay in ujeedada diiwaangelinta hubka Hey?adaha ay qeyb ka tahay talaabooyinka lagu sugayo amaanka degmada iyo deegaanada hoos yimaada.

Micnuhu ma aha in qori kasta la diiwaan gelinayo waxaan diiwaan gelineynaa waa hubka ay isku ilaaliyaan hey?adaha Samafalka, wana ognahay ?in hub sharci daro ah lagu dhexwato degmada Dhuusamareeb Sidaasi waxaa yiri ?madaxa amniga degmada Dhuusa mareeb Farxaan Macalin Cali.

Arintan ayaa qeyb ka ah dadaalada uu maamulka degmada Dhuusamareeb ugu jiro sare u qaadida sugida amaanka guud ee degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir?

(C X)

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: