
Baarlamaanka Soomaaliya oo hakiyey mooshin ka dhan ah Xukuumadda Ra’isal Wasaare Saacid, Afhayeenka Xildhibaanadii keenay mooshinka oo ka hadlay sababta loo hakiyey mooshinka, Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo la kulmay Ra’isal Wasaare Saacid, Kulamo iyo Banaanbaxyo lagu taageerayo Jubbaland oo ka dhacay Puntland iyo Wasaaradda beeraha Puntland oo ka digey khatarta sunta beeraha
FAALLOOYIN & FALCELIN