Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe.

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Qardho (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar | Daljir Gaalkacyo (daawo)
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe. caawa waxaa inoo daadihinaya aniga oo ah Maxamed Lakiman.

Qodobada Caawa & Daljir ugu waaweyn waxaa kamid ah:

  1. Qaraxa Xamar iyo faahfaahinta qaraxa
  2. Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Guddoomiye doortay
  3. Qabanqaabada xuska sannadguurada 1da Agoosto

Qodobadaas iyo kuwa kale oo xiiso leh kaga bogo Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman oo idin kaga imaanaya Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: