Site icon Radio Daljir

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe. caawa waxaa inoo daadihinaya aniga oo ah Maxamed Lakiman.

Qodobada Caawa & Daljir ugu waaweyn waxaa kamid ah:

  1. Qaraxa Xamar iyo faahfaahinta qaraxa
  2. Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Guddoomiye doortay
  3. Qabanqaabada xuska sannadguurada 1da Agoosto

Qodobadaas iyo kuwa kale oo xiiso leh kaga bogo Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman oo idin kaga imaanaya Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/597e1d720401001c79054aee/C%2BD+iyo+Maxamed+Lakiman+Daljir+Garowe+30+7_2017+Ok+.mp3?_=1
Exit mobile version