Caawa & Daljir: Baahin Khamiis 6 June -2013_Khadar Cawl Ismaaciil (Daljir Buuhoodle)

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo sheegay in Soomaaliya xaq u leedahay 200 Mayl badeed,Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo heshiis dhowr qoddob ah ku gaaray dalka Kenya, israsaasayn maanta ka dhacday Duleedka Waqooyi ee magaaladda ?Galkacyo,Afhayeenka Isimadda Puntland oo walaac ka muujiyey faragelinta Dawlada Federalku ku hayso maamulka Jubbaland, deegaanadda Puntland oo ku dhowaad 150 kun oo caruur ah laga talaalay cudurka dabayasha.?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com