Caalamka dadka uu ku dhacay Covid-19 oo kordhay & WHO oo digniin culus oo saartay

HomeWararka

Caalamka dadka uu ku dhacay Covid-19 oo kordhay & WHO oo digniin culus oo saartay

In kabadan 13 milyan oo dad ah oo ku kala nool daafaha dunida ayaa hada la xaqiijiyay inay qabaan cudurka loo yaqaan ‘coronavirus’, sida laga soo xigt

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweyna Jabuuti oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Sawiro)
Diyaarad ku Burburtay Guri Ku Yaal Magaalada Milan ee Dalka Talyaaniga

In kabadan 13 milyan oo dad ah oo ku kala nool daafaha dunida ayaa hada la xaqiijiyay inay qabaan cudurka loo yaqaan ‘coronavirus’, sida laga soo xigtay xogta ay soo aruurisay jaamacada Johns Hopkins.

Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ka digay in masiibo ka sii dari karto haddii dalalka adduunka oo dhan aysan raacin taxaddarrada caafimaad ee aasaasiga ah.

Agaasimaha guud ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa u sheegay warfidiyeenka in xayiraadii la qaaday ee cudurka ay kasii dartay qaar ka mid ah dalalka Caalamka.

In ka badan 13 milyan oo dad ah oo ku nool daafaha dunida ayaa laga helay COVID-19 oo ku dhawaad ​​572,000 ayaa u dhintey.

Shanta Wadan ee ugu daran ayaa kala ah:

United States – 3,361,042

Brazil – 1,884,967

India – 878,254

Russia – 732,547

Peru – 330,123

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: