Burburka qoyska iyo dhibaatooyinka ku habsada Caruurta (dhegayso)

HomeWararka

Burburka qoyska iyo dhibaatooyinka ku habsada Caruurta (dhegayso)

Furiinka ama kala taga lamaanaha isqaba waa mid dadku ay iska caadaysteen waxaana marka laga hadlayo Soomaaliya furiinku uu ka yahay wax aan laga fiir

Taxanaha 3aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)
Sarkaal katirsan Dowladda Somaaliya oo Muqdisho lagu dhaawacay
Warka Fiidnimo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Furiinka ama kala taga lamaanaha isqaba waa mid dadku ay iska caadaysteen waxaana marka laga hadlayo Soomaaliya furiinku uu ka yahay wax aan laga fiirsan inta badan.

Burburka ku yimaada qoyska waxaa ka dhadhasha dhibaatooyin kala duwan sida ilmaha qoyskaasi oo ay soo wajahdo koriima xumo waxbarasho la’aan iyo waxyaabo kale oo la mid ah.

Hadaba waxaan ka waraysanay arimahan iyo saamaynta furiinka uu ku yeesho qoyska Ustaad Cabdi Casiis kamaaludiin Cawke oo ku taqasusay Tabarka iyo tacliinta arimaha qoyska.

Wariye Hodan Sulub Diini ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: