Taxanaha 3aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Taxanaha 3aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Barnaamijka maanta waxa uu diiradda saarayaa caqabadaha haysta gabdhaha dhanka waxbarashada. Caqabadaha gabdhaha ardeyda ah la soo darsaa waa ay fara

Xog Waraysi Datoor Maxamed Deeq Sugaal, Jaamacadda Gollis
Anshaxa Ardeyda & Kahortagga Dhibaha Jirdilka iyo Ciqaabta Ardeyda lala Beegto (Taxanaha 6aad | dhegayso)
Barnaamij Gaar ah: Soodhaweynta Bossaso ee Madaxweyne Farmaajo (dhegayso)

Barnaamijka maanta waxa uu diiradda saarayaa caqabadaha haysta gabdhaha dhanka waxbarashada. Caqabadaha gabdhaha ardeyda ah la soo darsaa waa ay fara badanyihiin, waxaana kamid ah:
1. Gabdhaha waxaa looga baahdaa inay reerkooda ka caawiyaan shaqada guriga, meeshii ay casharadii iskoolka ka akhrisan lahaayeen, layliskana ka shaqayn lahaayeen
2. Mararka qaar markii hooyooyinka ay hawli ku timaado gabdhaha fasax baa looga qaadaa iskuulka si ay guriga u joogaan oo reerka masuul uga noqdaan,
3. Fiiga iskuulka markii la awoodi waayo, waalidku waxa ay door bidaan in gabadhu ay guriga joogto

Hadaba barnaamijka maanta waxaan ku casunnay gabdho ka gudbay caqabadahaas, oo muujiyey door wanaagsan qaabka ay u sii wateen waxbarashadooda iyagoo caqabadahaasi ay weli sii jiraan. Waxa ayna maanta nala wadaagi doonaan oo aanu weliba ka baran doona sida loo maarayn karo caqabadhaas.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: