Qaar kamid ah Beelaha Puntland oo dalbaday in dastuurka dib loo furo (dhegayso/daawo)

Qaar kamid ah Beelaha Puntland oo dalbaday in dastuurka dib loo furo (dhegayso/daawo)

Nabbaddoonada shan beelood oo kamid kuwa daggan Puntland oo maanta saxaafadda kula hadlay Garoowe ayaa ugu baaqay Isimmadda Puntland iyo Madaxda Puntland inay furaan Dastuurka si ay u helaan xaqa ay ku leeyihiin Puntland.

Qaar kamid ah Nabbaddoonada Beelahaas ayaa sheegay inay go’aan ka qaaddan doonaan kasii mid ahaanshiyahayha Puntland haddii aysan heli xuquuqdooda.

Warbixintan Garoowe Axmed sheekeye ayaa kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com