Boqor Burhaan oo lagu soo dhaweyeey Garacad (Sawiro)

Boqor Burhaan oo lagu soo dhaweyeey Garacad (Sawiro)

Boqor Burhaan oo kamid ah dhaqanka Puntland ayaa gaaray degaanka Garacad ee gobalka Mudug waxaana safarka Boqorka ku waheliyeey qaar kamid ah issimadda gobalka Mudug.

Qaybaha kala duwan ee Bulshadda Garacad iyo waxgaradka degmadda Garacad ayaa boqorka kaga hortagay duleedka degmadda Garacad ee gobalka Mudug.

Maalmihii u dambeyey ayuu boqor Burhaan kormeer ku bixinayeey degaano ka tirsan gobalka Mudug.


Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com