Xaalka Tuliguuleed & Dawladda Deegaanka Soomaalida oo la Saftay Cadowgii Tuli

Xaalka Tuliguuleed & Dawladda Deegaanka Soomaalida oo la Saftay Cadowgii Tuli

Waxaa isa soo taraya tacadiyada iyo cadaadiska ay Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) u gaysaneyso shacabka Tuliguuleed oo weli ka soo kabanaya dagaaladii iyo barakacii Oromadu u gaysatay shacabka Soomaalida, kulana wareegeen qaybo badan oo kamid ah dhulkooda iyo beerahooda | Dadka deegaanka ayaa Daljir u sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo kusimaha Madaxweynaha Md. Mustafe Cagjar meeshii ay shacabka Tuliguuleed garabistaagi lahayd uu Cagjar maanta la saftay cadowgii Soomaalida ku soo duulay, oo uu Soomaalidii Tuliguuleed ku bilaabay hub-ka-dhigis, dil iyo cagojugleyn

Maxamed Daahir Astur oo ka tirsan Golaha Dhexe ee ONLF ayaa Daljir uga warramay xaalka maanta ee Tuliguuleed iyo deegaanka ku xeeran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com