Boqor Burhaan oo lagu soo dhaweyeey Garacad (Sawiro)

HomeWararka

Boqor Burhaan oo lagu soo dhaweyeey Garacad (Sawiro)

Boqor Burhaan oo kamid ah dhaqanka Puntland ayaa gaaray degaanka Garacad ee gobalka Mudug waxaana safarka Boqorka ku waheliyeey qaar kamid ah issimadd

Warka Fiidnimo iyo Wariye Maxamed Lakiman
Wasaarada Caafimaadka Puntland oo lagu wareejiyay qalab looga hortago COVID-19, xilliga doorashada
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Boqor Burhaan oo kamid ah dhaqanka Puntland ayaa gaaray degaanka Garacad ee gobalka Mudug waxaana safarka Boqorka ku waheliyeey qaar kamid ah issimadda gobalka Mudug.

Qaybaha kala duwan ee Bulshadda Garacad iyo waxgaradka degmadda Garacad ayaa boqorka kaga hortagay duleedka degmadda Garacad ee gobalka Mudug.

Maalmihii u dambeyey ayuu boqor Burhaan kormeer ku bixinayeey degaano ka tirsan gobalka Mudug.


Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: