BOOSAASO: Booliiska oo gacanta kusoo dhigay Hub iyo dadkii watay (Sawirro)

HomeWararka

BOOSAASO: Booliiska oo gacanta kusoo dhigay Hub iyo dadkii watay (Sawirro)

Ciidamada Amniga ee gobolka Bari ayaa howlgal ay sameeyeen xalay kusoo qabtay Hub, Rasaasbadan iyo Ragii watay. Howlgalka ayaa ahaa mid qorsheysnaa,

Maxkamadda darajada 1-aad ee degmadda kismaayo oo dil ku fulisay nin horey hooyadi u dilay
Ciidamadda Badda Puntland oo Fariisimo Cusub ka samaysanaya Caluula (dhegayso)
FURSAD SHAQO: WFP, XAFIISKA GAROWE ( Re-adv: Administration Assistant (Facility Management)

Ciidamada Amniga ee gobolka Bari ayaa howlgal ay sameeyeen xalay kusoo qabtay Hub, Rasaasbadan iyo Ragii watay.
Howlgalka ayaa ahaa mid qorsheysnaa, waxaana ciidamada Amniga xogtan usoo gudbiyay shacabka.

Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa ciidamaidii howlgalnkan ku guuloaystay iyo shacabkii lashqeeyay uga mahad celiyay sida ay uga hortageen kuwa dhibaatada ku haya umada Soomaaliyeed.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: