Maxkamadda darajada 1-aad ee degmadda kismaayo oo dil ku fulisay nin horey hooyadi u dilay

Maxkamadda darajada 1-aad ee  degmadda kismaayo oo dil ku fulisay nin horey hooyadi u dilay

Maxkamada Darajadda 1-aad ee degmada Kismaayo ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay danbiile Xassan Cabdullaahi Cabdi oo hooyadiis Xaliimo Maxamed Cumar ku dilay magaalada Kismaayo bishii Juun 11 -2023.

Nuuradiin Maxamed Khaliif oo ah Xeer Ilaaliyaha guud ee Jubbaland ayaa warbaahinta u faah-faahiyey sida uu ku imaaday xukunkaan maanta lagu fuliyey Xassan Cabdullaahi Cabdi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com