Ciidamadda Badda Puntland oo Fariisimo Cusub ka samaysanaya Caluula (dhegayso)

Wararka uu Radio daljir ka helay Degmada Caluula ee Gobolka Garda Fuu ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidamada Bada Puntland Admiraal C/risaaq diiriye u safar ku tagay Degmada isgoona lakulmay Maamulka Degmada iyo odayaasha dhaqanka.

Qorsha ha ayaa ahaa sidii Ciidamada ay fariisin uga samaysan lahaayeen Degmada Caluula.

Dhanka kale Gobolka Garda fuu waxaa saamen ku yelatay Duufaantii dhaawan Gobolka ku dhufatay, waxaana ku guryo beelay qoyasas gaaray ku dhawaad 100 qoys .

Maxamud Axmed Caynab waa gudoomiyaha Degmaca Caluula Ayaa Daljir uga waramay Qorshaha Ciidamaddas


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com