Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray Weerarka Hoteelka Villa Rossa

HomeWararka

Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray Weerarka Hoteelka Villa Rossa

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray qaraxa iyo weerar toos ah oo hadda ka socda Hoteelka Villa Rose oo ku dhow Madaxtooyadda Soomaali

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Mukhtaar Roobow oo Baydhabo kaga dhawaaqay inuu yahay musharax madaxwayne
Ciidamadda NISA oo soo bandhigtay Sawirada saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray qaraxa iyo weerar toos ah oo hadda ka socda Hoteelka Villa Rose oo ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya.

Booliska waxa ay sheegeen in wali uu socdo dagaal,islamarkaana Ciidanka Amniga ay soo badbaadiyeen masuuliyiin dowladeed.

“Caawa fiidkii ayaa koox Khawaarij ah waxa ay weerareen Hoteel Ganacsi oo ku yaalla degmada Boondheere,Ciidamada Amniga ayaa wada hawlgal lagu soo afjarayo weerarka Khawaarijta” ayuu lagu yiri warka kasoo baxay Ciidanka Booliska.

Waxaa goobta laga badbaadiyay dad isugu jira Shacab iyo mas’uuliyiin

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0