Ciidamadda NISA oo soo bandhigtay Sawirada saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab

HomeWararka

Ciidamadda NISA oo soo bandhigtay Sawirada saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab

Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay qaar ka mid ah Sawirada saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab oo ay sheegtay inay i

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Magaaladda Qardho oo lagu qabtay Kulan lagu tageerayeey nidaamka dumuqraadiyada Puntland
Shacabka Nairobi oo ka falceliyay hadalkii Madaxweyne Dani

Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay qaar ka mid ah Sawirada saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab oo ay sheegtay inay isku soo dhiibeen Ciidanka dowladda Soomaaliya.

Qoraal lagu daabacay Barta twitter-ka Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in 9 ka tirsanaa saraakiisha Al-Shabaab ay isku-soo dhiibeen Ciidamada Dowladda ee ku sugan gobolka gedo, iyada oo laba ka mid ah Sawiradooda la soo banmdhigay.

Labada Sarkaal ayaa NISA waxa ay sheegtay in Al-Shabaab ay u qaabilsanaayeen maktabka Dacawada Xizbada iyo Maktabka (Fursaanul Xizba).

NISA ayaa horay u sheegtay in howlgallo ay ka sameysay Gobolkan Banaadir iyo qaar ka mid ah Gobolada dalka inay kusoo qabtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab wallow ilaa iyo hadda aan saxaafadda loo soo bandhigin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: