Mukhtaar Roobow oo Baydhabo kaga dhawaaqay inuu yahay musharax madaxwayne

Mukhtaar Roobow oo Baydhabo kaga dhawaaqay inuu yahay musharax madaxwayne

Sheekh Mukhtaar Roobow oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay  ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharaxa u taagan doorashada madaxtinimo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoona kasoo kicitamay magaalada Muqdisho dhowrii beri ee lasoo dhaafay uu ku sugnaa.

Shacabka magaalada Baydhabo ayaa ka qaybgalay soo dhowaynta musharaxan.

Mukhtaar Roobow ayaa horay xilal kalle duwan uga soo qabtay ururka Al-shabaab iyo madxkamadihii Islaamiga ee horay looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com