Boocame : Cunug lix jir ah iyo dadwaawayn oo u geeriyooday cudurka jadeecada (dhegayso)

Boocame : Cunug lix jir ah iyo dadwaawayn oo u geeriyooday cudurka jadeecada (dhegayso)

Degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa wararku ay sheegayaan dad badan inay kusoo ridatay cudurka jadeecada, sadex qof oo uu ku jiro wiil lix jir ah ayaa u geeriyooday cudurka saacadihii ugu dambeeyey, sida uu radio Daljir uu u xaqiijiyay guddoomiyaha degmada Boocame Xayle Xasan Shire wariyaheena Faarax Yemeni ayaa qadka taleefanka ku waraystay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com