Garoowe: Kalfadhigii 23aad ee golaha deegaanka oo lagu soo bandhigay waxqabadka (dhegayso)

Garoowe: Kalfadhigii 23aad ee golaha deegaanka oo lagu soo bandhigay waxqabadka (dhegayso)

Kalfadhigii 23aad ee golaha degaaanka Garoowe ayaa maanta ka furmay magaalad Garoowe, waxaana ka qaybgalay masuuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha gobolka Nugaal.

Sida ay warbxintan inoogu hayso Xaawo Axmed Maxamed oo ka qeybgashay kulanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com