Biixi Iimaan oo markale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

Biixi Iimaan oo markale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

Biixi Iimaan Cige ayaa noqday Xildhibaankii labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad kadib markii lagu doortay magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Biixi oo afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay kursigan ayaa helay 91 cod.

Halka musharaxii la tartamayay uu ka helay 10 cod.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com