Biixi Iimaan oo markale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

HomeWararka

Biixi Iimaan oo markale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

Biixi Iimaan Cige ayaa noqday Xildhibaankii labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad kadib markii lagu doortay magaalada Muqdisho. Xildhibaan Biixi oo afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay kursigan ayaa helay 91 cod. Halka musharaxii la tartamayay uu ka helay 10 cod.

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Biixi Iimaan Cige ayaa noqday Xildhibaankii labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad kadib markii lagu doortay magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Biixi oo afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay kursigan ayaa helay 91 cod.

Halka musharaxii la tartamayay uu ka helay 10 cod.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: