BELEDXAAWO: Waxaa maanta cadceedda la taagnaa saacado si rabbi roob looga baryo (daawo)

BELEDXAAWO: Waxaa maanta cadceedda la taagnaa saacado si rabbi roob looga baryo (daawo)

Abaarta iyo Biyo la’aanta ka jirta gobolka Gedo ayaa si xoogaysatay waxaana halis loogu jiraa in dadka iyo duunyaduba ay gaajo iyo haraad dartood u dhintaan.

Culimada ayaa maanta dibadbax roob doon ah ku dhigay duleedka magaalada Baladxaawo si uu Alle dadka uga saaro Abaarta.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com