BELEDXAAWO: Waxaa maanta cadceedda la taagnaa saacado si rabbi roob looga baryo (daawo)

HomeWararka

BELEDXAAWO: Waxaa maanta cadceedda la taagnaa saacado si rabbi roob looga baryo (daawo)

Abaarta iyo Biyo la’aanta ka jirta gobolka Gedo ayaa si xoogaysatay waxaana halis loogu jiraa in dadka iyo duunyaduba ay gaajo iyo haraad dartood u dhintaan. Culimada ayaa maanta dibadbax roob doon ah ku dhigay duleedka magaalada Baladxaawo si uu Alle dadka uga saaro Abaarta. Daawo.

Qatar oo $10 bilyan siineysa Turkey
Ciidamadda Dowladda oo howlgalo ka wadda Afgooye
Xildhibaan katirsan Koonfur Galbeed oo lagu dilay Muqdisho

Abaarta iyo Biyo la’aanta ka jirta gobolka Gedo ayaa si xoogaysatay waxaana halis loogu jiraa in dadka iyo duunyaduba ay gaajo iyo haraad dartood u dhintaan.

Culimada ayaa maanta dibadbax roob doon ah ku dhigay duleedka magaalada Baladxaawo si uu Alle dadka uga saaro Abaarta.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: