Booliska Boosaaso oo Gacanta ku dhigay Koox dhac geystay (daawo)

HomeWararka

Booliska Boosaaso oo Gacanta ku dhigay Koox dhac geystay (daawo)

Howlgal ay ciidaada Booliska Soomaaliya ka sameeyeen duleedka magaalada Boosaaso ayay ku guulaysteen iney gacanta kusoo dhigaan rag hubaysan oo dhacay gaari Tagsi ah oo uu lahaa qof shacab ah. Ciidamada ayaa ku wareejiyay gaarigan qofkii laga dhacay.

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay inay dileen Saraakiil katirsan Al-Shabaab
Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Howlgal ay ciidaada Booliska Soomaaliya ka sameeyeen duleedka magaalada Boosaaso ayay ku guulaysteen iney gacanta kusoo dhigaan rag hubaysan oo dhacay gaari Tagsi ah oo uu lahaa qof shacab ah.

Ciidamada ayaa ku wareejiyay gaarigan qofkii laga dhacay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: