Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Bixinta shatiga Shidaalka iyo Gaaska Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Bixinta shatiga Shidaalka iyo Gaaska Soomaaliya (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Daawo, Kenya oo Jebisey Heshiiskii Duulimaadka iyo Diyaarad lagu Dajiyey Wajeer
Madaxwayne kuxigeenka Jubaland oo ku sii jeeda Garbahaareey
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonna bixinta shatiga shidaalka iyo Gaaska ee Soomaaliya.

waxaa soo jeedinaysa Sayban Cabdinuur Maxamed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: