Bosaaso: Shabaabkii ugu badnaa oo xukun dil ah lagu fuliyay

Bosaaso: Shabaabkii ugu badnaa oo xukun dil ah lagu fuliyay

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa maanta oo ah Khamiis Taariikhduna ay ku beegan tahay 7-11-2019 xakun dil ah ku fuliyey shan nin oo lagu soo eedeeyey in ay ka tirsanaayeen Al-Shabab iyo Daacish

Xakunkan qisaasta ah ayaa waxa uu ka dhacay duleedka Bari ee magaalada Bosaso.

Maxkamada ayaa ku eedeysay dhalinyarada in ay ka danbeeyeen dilal horay loogu geystay mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulka Puntland iyo qaraxyo kadhacay magaalada Bosaso.

Goobta uu ka dhacay qisaasta ayaa waxaa dibad joog ka ahaa warbaahinta qeybaheeda kale duwan.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa horey xakun dil toogash ah ugu riday Shanta dhalinyarada ah ee la toogtay.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com