Madaxwayne kuxigeenka Jubaland oo ku sii jeeda Garbahaareey

HomeWararka

Madaxwayne kuxigeenka Jubaland oo ku sii jeeda Garbahaareey

Madaxwayne kuixgeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kusii jeeda magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo oo ay dhowaan ka jireen dibadbaxyo kadhacay

Wadamada ku bahoobay G7 oo ka walaacsan xaalada siyaasada Soomaaliya
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Mayd Maraakiibta Jariifka laga soo Tuuray oo ku soo Caariyey Xeebta Degmadda Eyl (dhegayso)

Madaxwayne kuixgeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kusii jeeda magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo oo ay dhowaan ka jireen dibadbaxyo kadhacay oo looga soo horjeedo maamulka.

Madaxwayne kuxigeenka ayaa la filaaya inuu la kulmo saraakiisha ciidamada iyo bulshada magaaladaasi, sida wararka ay sheegayaan.

Wasiiro katirsan Jubaland ayaa gaaray Garbahaareey goor sii horaysay, iyagoona la kulmay dibadbaxyo lagu diidanyahay imaatinkooda magaalada.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0