Daawo, Kenya oo Jebisey Heshiiskii Duulimaadka iyo Diyaarad lagu Dajiyey Wajeer

HomeWararka

Daawo, Kenya oo Jebisey Heshiiskii Duulimaadka iyo Diyaarad lagu Dajiyey Wajeer

Diyaarad maanta ka ambabaxday Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ay sii martay Magaalada Wajeer halkaasi oo sida caadada aheyd lagu baaray rakaabka

Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka: ” Agaasimayaasha Guud Waa Mashiinka Dowladdu Ku Dhaqaaqdo…”
Wabiga Shabeele oo Fatahaad Sameyeey (dhegayso)

Diyaarad maanta ka ambabaxday Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ay sii martay Magaalada Wajeer halkaasi oo sida caadada aheyd lagu baaray rakaabka diyaarada la socday iyo guud ahaan diyaarada intuba.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxayay sababtii ka dambeysay in maanta diyaaradda lagu amro iney maraan magaaladda Wajeer xili la filayay iney toos utagaan magaaladda Nairobi.

DAAWO

https://youtu.be/pjcHUkaqZZI

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: