Wabiga Shabeele oo Fatahaad Sameyeey (dhegayso)

Wabiga Shabeele oo Fatahaad Sameyeey (dhegayso)

Wabiga wayn ee dhaxmara gobolka shabeelaha dhaxe ayaa sameeyay xalay fataahd xoogan kaas oo khaasre garsiiyay beerihii halkaasi kuyaalay, balse dadaal badan oo ay sameyeen iskaashatada beeralayda gobolka shabeelaha dhaxe ayaa waxa ay ku guuleesteen in ay xiraan halka uu ka furmay wabiga.

Hadaba Cismaan nuur ibraahin waa gudoomiyaha iskaashatada beeralayda gobolka shabeelaha dhaxe qadka telfoonka ee gobolkaasi ayuu ugu waramay wariye xasan Heykal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com