Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista amniga Qaranka.

Kulankii ugu dambeeyay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku dhamaaday buuq iyo Sawaxan ka markii ay soo xaadireen Laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com