Barlamaanka Somaaliya oo maanta Meelmariyaay  Hindise Sharciyeedka Shirkadaha (dhegayso)

HomeWararka

Barlamaanka Somaaliya oo maanta Meelmariyaay Hindise Sharciyeedka Shirkadaha (dhegayso)

Kulanka guud ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxa ay Xildhibaanad

Horjoogayaal Alshabaab ka tirsan oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Jubbada Dhexe
Madaxweyne Deni oo sheegay in la soo afjaray khilaafkii maamulkiisa
Muqdisho laamaha Amniga oo gacanta ku dhigay Kooxo Burcad ah & waxyaabaha maanka dooriya

Kulanka guud ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxa ay Xildhibaanada Akhrinta koowaad marsiiyeen Hindise Sharciyeedka Shirkadaha, waxaana Xildhibaanada u akhriyay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Maadaamaa hindise Sharciyeedkan uu maray Akhrinta koowaad ayay qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha shacabka waxa ay su’aalo weydiiyeen wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo kulanka joogay.

Wariyeheena Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa warbixintan Muqdisho kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 6 years ago

    Waxyaabaha larabo in laga doodo
    Parlamanka MA WAX markaa la isu
    Keeney bay kadoodaan miss sheeko
    Qof iyo aragtidii lagasoo baraan
    Degey baa markaa labaasiyaa ama
    La iskudiidaa, tan Ii raacda barlamanka waa golihii sharcidejinta ma AHA in uu lashaqeeyo DOWLADA ee WAA in uu iyagu kuyahay muraaqib joogta ah.
    Waa inuu wax tuso ee WAA in aan WAX latusin MARKa madaxa sare halooqaado.

DISQUS: