Barlamaanka Somaaliya oo maanta codka kalsoonida siinaya Golaha Wasiirada cusub

Barlamaanka Somaaliya oo maanta codka kalsoonida siinaya Golaha Wasiirada cusub

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta u codeynayaan Xukuumadda uu dhowaan magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu xildhibaanada Golaha Shacabka u sheego qorshayaashiisa ugu horeeyo ee ay qaadeyso Xukuumaddiisa magacaaban haddii codka kalsoonida hesho.

Maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay kulamo looga hadlayay sidii codka kalsoonida loo siin lahaa Xukuumadda Rooble.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com