Barlamaanka Somaaliya oo maanta codka kalsoonida siinaya Golaha Wasiirada cusub

HomeWararka

Barlamaanka Somaaliya oo maanta codka kalsoonida siinaya Golaha Wasiirada cusub

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta u codeynayaan Xukuumadda uu dhowaan magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Ra’iisul Wasaare

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Rooxaani oo Sacuudiga u Digay: Iran baa saaxiib kuu ah ee Maraykan iyo Yuhuud saaxiib ha moodin
Alshabaab oo Xalay La Wareegay Degaano Gobalka Bakool Katirsan

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta u codeynayaan Xukuumadda uu dhowaan magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu xildhibaanada Golaha Shacabka u sheego qorshayaashiisa ugu horeeyo ee ay qaadeyso Xukuumaddiisa magacaaban haddii codka kalsoonida hesho.

Maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay kulamo looga hadlayay sidii codka kalsoonida loo siin lahaa Xukuumadda Rooble.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: