BARAFASOOR SAMATAR “Waa naloo heshiiyey ee reer Muqdisho ma noo hiillineysaan sidii aan idiin ku hiillinay 1960 mise waan tashannaa?

HomeWararka

BARAFASOOR SAMATAR “Waa naloo heshiiyey ee reer Muqdisho ma noo hiillineysaan sidii aan idiin ku hiillinay 1960 mise waan tashannaa?

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah aqoonyahanada kasoo jeeda degaannada Soomaliland ee ku sugan muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee

DFS oo faahfaahisay Sababta ay u kala dooratay xiriirka Kenya & Itoobiya
Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Puntland? (Akhriso)
Mareykanka Iyo Iran oo Maxaabiis Isweydaarsaday

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah aqoonyahanada kasoo jeeda degaannada Soomaliland ee ku sugan muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka matalaada gobolada Waqooyi iyo Arrimaha doorashada Soomaliya oo weli uu muran ka tagan yahay.

“ Waa naloo heshiiyey hadii aan nahay Reer Waqooyi ee reer kuufurta gaar ahaan reer Muqdisho ma noo hiillinaysaan sidi aan idiin ku hiillinay 1960 mise waan tashannaa? Ayuu yiri” Prof Samatar.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: