Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada  Puntland? (Akhriso)

HomeWararka

Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Puntland? (Akhriso)

 Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland, ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasi

Aqoonyahan Caalim oo soo dhaweyeey qodobadi ka soo baxay Shirki Wadatashiga Puntland (dhegayso)
Garoowe lagu qabtay Munaasabada shaahaado siinta ururada siyaasadda Puntland
QM oo ka jawaabtay Go’aanka Trump lacagta uga jarayo WHO

 Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland, ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada.

Shirka ayaa looga hadlay Amniga, Shirkii Dib-u-eegista Waxbarashada, Mashaariicda Horumarinta Degmada Qandala iyo Shirkii Degmooyinka ee ka qabsoomay Bosaso.

Sidoo kale kulanka waxaa lagu ansixiyay Qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Iibinta Bogcadda Wasaaradda Kaluumaysiga, Istaraatijiyada Wacyigelinta iyo Xeerka Dugsiyada Qur’aanka.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska dowladda Puntland Cali Xassan Axmed Sabareey ayaa ka warbixiyey qodobadii shirka kasoo baxay.
Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: