Bankiga Salam Bank oo Adeegyo Cusub soo Kordhiyaay (Dhegayso)

Bankiga Salam Bank oo Adeegyo Cusub soo Kordhiyaay (Dhegayso)

Magaaladda Garoowe waxaa lagu qabtay kulan ay ku daah furaysay Salaam Bank ,Addeegyo cusub oo ay soo kordhiyeen .

Addeeg-yadaas ayaa waxaa ay kala yihiin Visa Card iyo Account to Account.

Masuuliyiin ka socday gollayaasha dawladda ayaa ka qayb-galay iyo maamulka Salaam Bank .

Xaawa Axmed Maxamed ayaa warbixintaan ka diyaarisay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com