HomeWararka

Bangiga Adduunka oo Tababar uqabtay shaqaalaha hanti dhowrka Putland (Sawirro)

Bangiga Addunka ayaa Tababar ku saabsan ICT Skills oo qeyb ka ah mashruuca RCRF Recruitment Cost and Reform Financing Project u qabtay shaqaalaha ha

Danjirihii Dowladda Mareykanka ee Somaaliya oo is Casilay
Madaxweynaha Puntland oo u safray Dalka Kenya
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sidee wax looga qaban karaa Abaaraha soo noq noqda (dhegayso)

Bangiga Addunka ayaa Tababar ku saabsan ICT Skills oo qeyb ka ah mashruuca RCRF Recruitment Cost and Reform Financing Project u qabtay shaqaalaha hanti dhowrka Putland

Aqoon isweydaarsigan ayaa socday muddo 20 cisho ah, Waxaana bixinayay casharada khuburo kutaqasustay barnaamjka ICT Skillska.

Qaar kamid ah shaqaalihii ka qeybgalay tababarkan ayaa dhankooda balan qaaday in casharadii ay ku barteen in tii uu socoday aqoon isweydaarsiga ay gaarsiin doonaan shaqaalaha kale.
Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: