Bangiga Adduunka oo Tababar uqabtay shaqaalaha hanti dhowrka Putland (Sawirro)

Bangiga Addunka ayaa Tababar ku saabsan ICT Skills oo qeyb ka ah mashruuca RCRF Recruitment Cost and Reform Financing Project u qabtay shaqaalaha hanti dhowrka Putland

Aqoon isweydaarsigan ayaa socday muddo 20 cisho ah, Waxaana bixinayay casharada khuburo kutaqasustay barnaamjka ICT Skillska.

Qaar kamid ah shaqaalihii ka qeybgalay tababarkan ayaa dhankooda balan qaaday in casharadii ay ku barteen in tii uu socoday aqoon isweydaarsiga ay gaarsiin doonaan shaqaalaha kale.
Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com