Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sidee wax looga qaban karaa Abaaraha soo noq noqda (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sidee wax looga qaban karaa Abaaraha soo noq noqda (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonnaa Abaarta Soomaaliya ee soo noq noqota sidee looga gaashaaman karaa ? maxaase u sabab ah?

Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir Bosaaso ka soo jeedinaysa wariye Iqra Siciid, waxaana soo saaray wariye Xasan Heykal.

Kaga bogo barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee maanta oo hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com