Baahin: Salaasa, 6- AUG 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Madaxweyne Faroole oo ka hadlay xiriirka ay ujareen Dawlada Federalka, Prof Cabdiweli Gaas oo shaaciyey inuu u sharaxan yahay madaxweyne Puntland, Dawlada Federaalka oo heshiis la gashay shirkad Shiidaal, Khilaaf soo kala dhexgalay maamulka Khaatumo, Xildhibaano katirsan Dawlada Federalka oo Puntland soo gaadhey, & Cismaan Caato oo Muqdisho lagu aasay.?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com