Baahin: Sabti, Jan 21, C/qaadir C. Silfar ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin: Mudaaharad dad ku dhinteen, qaarna ku dhaawacmeen oo ka dhacay Laascaanood; Guluf colaadeed oo laga cabsi qabo in uu ka bilawdo gobolka Sanaag; Gen. C/samad, M/weyne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay weerarada Somaliland, maamulka Khaatumo & mudaaharaad ka dhacay Laascaanood & Buuhoodle; Gen. Dhegabadan, abaanduulaha ciidanka federaalka oo tafaasiil ka bixiyey hawlgalladii ugu dambeeyey ee Muqdisho.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com