HomeUncategorized

Baahin: Sabti, Feb 11, C/risaaq C. Silfar ~ Daljir ~ Garowe. Ciidanka badda ee Puntland oo badbaadiyey 13 tahriibayaal dumar & caruur ah; tiro kale ayaa geeriyootay; Taliyaha ciidanka badda ayaan ka waraysanay; M/weyne Shariif oo kormeeray xarumo dawladeed ee ay baneeyeen shacabku; Barakac ka bilawday meelo ka mid ah gobolka Gedo; Nabadoon Maxamed Sh. Xasan ayaan ka waraysanay; Tababar ku saabsan maamul wanaaga & baahinta maamulka oo ka furmay Garowe.

Caption ...

DHEGEYSO-Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in AMISOM aysan ka adkaanayn Alshabaab.
Deegaano hoostaga Buuhoodle oo laga Roobsaday
DHEGEYSO-Madaxweyne Gaas iyo wakiilka qaramada Midoobey oo kulmay.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: