DHEGEYSO-Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in AMISOM aysan ka adkaanayn Alshabaab.

(July 07 2016)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in ciidanka AMISOM kaligood aysan Soomaaliya ka saari karin kooxda Alshabaab.

Axmed Madoobe, waxa uu sheegay in loobaahan yahay ciidan Soomaaliyeed oo xoogleh oo kooxdaasi kala hortaga dagaal haddii kalena dagaalkoodu noqon doono mid joogto oo aan waxba laga qabin AMISOM-na ay dalka joogayso iyagoo aan waxba qaban.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com