Baahin: Arbaca, Dec 07, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso.
Dawlada federaalka oo Puntland ku wareejisay qalab dhismeedka wadooyinka oo ka kooban cagaf-cagafyo, daamur, iska-rogooyin & qalab kale;
Safiirka Italy ee Somaliya oo Muqdisho ku sugan, sheegayna in ay furayaan safaaradda Italy;
Dawlada Hoose ee Galkacyo oo tafaasiil ka bixiyey qunbulad lagu tuuray xarunta dhaqan-celiska ee dhallaanka ban-joogta ah.
FAALLOOYIN & FALCELIN