HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, Dec 07, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Dawlada federaalka oo Puntland ku wareejisay qalab dhismeedka wadooyinka oo ka kooban cagaf-cagafyo, daamur, iska-rogooyin & qalab kale; Safiirka Italy ee Somaliya oo Muqdisho ku sugan, sheegayna in ay furayaan safaaradda Italy; Dawlada Hoose ee Galkacyo oo tafaasiil ka bixiyey qunbulad lagu tuuray xarunta dhaqan-celiska ee dhallaanka ban-joogta ah.

Caption ...

Maxamuud Sh Cumar, ku xigeenka Gudd. gobolka Cayn oo ka xog warramay khasaaraha iska-horimaadkii Buuhoodle.
Puntland oo wajahdey waji doorasho oo cusub iyo ololaha ururada siyaasada oo hooseeya
Mareykanka oo uga digay Ciraaq inay u kala qaybsanaanto isirka ku dhaqan dalkaasi.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: