Axmed Madoobe,”Cadaado Deyn Uma Baahnee Waxqabad Ha Looga Tago” (Muuqaal)

Axmed Madoobe,”Cadaado Deyn Uma Baahnee Waxqabad Ha Looga Tago” (Muuqaal)

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa khudbadii ugu qosolka iyo xamaasadda badneyd ka jeediyay xafladii caleemo saarka madaxweyne Xaaf ee magaaladda Cadaado.

Axmed Madoobe ayaa sheegay sida uu ugu faraxsan yahay inuu ku sugan yahay magaaladda Cadaado oo ah magaalo u dul qaadatay culeyska maamulka Galmudug.

https://youtu.be/nok7K-y3_Hc

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com